Somali Language Postpartum Resources and Handouts
Normalizing Postpartum
Umulnimada Waxa ay tahay inaad filato:
Wax ka baro isbeddellada jireed, shucuureed, maskaxeed iyo dareemada la xiriira dhalida.
Caadiyaynta Mahadhooyinka Umulnimada Su'aalaha Milicsiga
Wax ka baro isbeddellada jireed, shucuureed, maskaxeed iyo dareemada la xiriira dhalida.
Qorshaha Taageerada Bulshada ee Umulnimada
Tani waa liistada hubinta si aad uga fikirto taageerada bulshada ee naftaada umusha kadib.
Mental wellbeing
Niyad-jabka ama Walaaca Xilliga Uurka iyo Kadib
Markaad Leedahay Uur ama Aad Dhasho Ilmo Cusub Maaha Wax Aad Filaysay
Soo Kobcinta Maskaxda
Liiska hubinta siyaabaha aad kor loogu qaadi karo laguna dhiirigelinayo wanaagga caafimaadka maskaxdaada
Caafimaadka Maskaxda ee ugu Wanaagsan
Su'aalaha Milicsiga Fayoqabka Maskaxda
Isticmaal su'aalahan si aad u milicsato fahamkaaga fayoqabka maskaxda iyo sida kor loogu qaado fayo-qabka inta aad ku jirto wakhtigaaga umusha.
Fiidiyowga Caafimaadka Maskaxda
Social networks
Qorshaha Taageerada Bulshada ee Umulnimada
Tani waa liistada hubinta si aad uga fikirto taageerada bulshada ee naftaada umusha kadib.
Cadeynta ilaha gargaarka iyo saaxiibtinimada
Dadka dhibka badan haystaa waxay sheegeen inay fiicnaan dareemaan hadii ay gargaaraan ehelka iyo asxaabtu.
5 Siyaabood oo Lagu Taageeri Karo Hooyada Cusub
Su'aalaha Milicsiga Taageerada Bulshada
Self care
Hawlaha Maskaxeed ee Caamka ah
Su'aalaha Milicsiga Isdaryeelka
Raadsashada Taageerada Culeyska Maskaxda
Waa maxay Culeyska Maskaxda ee Hooyadu?
Wakhtiga Dhiirigashanaanta
Is-Daryeelidda Naftaada Waqtiga Covidka/Caburka
Daawo muuqaalkan si aad u heshid habab aad isku daryeeli karto wakhtigan oo diiqadu aad u sarayso dadkuna ay aad u go’doonsan yihiin.
5 Siyaabood Oo Aad Ku Nafisi Karto Kadib Wakhti Adag
Sidii aad u daryeeli lahayd Naftaada Marka uu diiqad ku jiro
Socod-baradnimada -Wax Aad Filan Karto
Baro waxyabaha soo socda marka ubadkaagu u korayo ee da’da socod baradka